Khilaafkan ayaa salka ku haya awoodda maamulka iyo qaybsiga kheyraadka badda. Puntland ayaa ku adkaysanaysa in heshiisyadan aan lagala tashan maamulka gobolka, isla markaana ay baalmarsan yihiin nidaamka federaalka.
Digniin loo diray shirkadaha shisheeye
Maamulka Puntland ayaa shirkadaha shisheeye ee ka hawlgala biyaha Soomaaliya u diray digniin adag:
Waxay mamnuuceen in shirkadaha shisheeye ay ka hawlgalaan biyaha Puntland iyaga oo aan fasax ka haysan maamulka.
Waxay digniin u direen dhammaan shirkadaha kale ee shisheeye ee aan haysan fasax rasmi ah oo ka yimid maamulka gobolka.
Faallooyinka (0)
Weli wax faallo ah looma reebin warkan. Noqo qofka ugu horreeya ee faallada ku qora!
Ku dar Faallo