Saturday, 07 November 2026 WARBAAHIN. WACYI. HORUMAR

Wararkii Ugu Dambeeyay

Soomaaliya

Mucaaradka oo si weyn usoo dhaweeyay doorashada hoggaamiyaha cusub ee Galmudug

Qaar ka mid ah xubnaha siyaasiyiinta mucaaradka ayaa si weyn u soo dhaweeyay geeddi-socodkii doorashada ka dhacday magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug, halkaas oo loo doortay hoggaanka cusub ee maamulkaas. Doorashadan ayaa waxaa Madaxweynaha cusub ee Galmudug loogu doortay Liibaan Axmed Xasan, halka Madaxweyne Ku-xigeenka maamulkaas loo doortay Cabdiweli Ibraahim Garyare. Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, oo ka mid ah hoggaanka sare ee Madasha Samatabixinta, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray hoggaanka cusub ee la doortay.

Faallooyinka & Falanqaynta