Ciyaaraha
Koobka Adduunka 2026: Barasiil oo xilli dambe badbaaday iyo kanada oo reebtay Sood Afrika
areegga 32-da ee Koobka Adduunka ayaa si xawli ah ku socda, iyadoo Barasiil ay si dirqi ah ugu gudubtay wareegga 16-ka, halka kanada ay taariikh dhigatay.