Siyaasad
Xiisadda Puntland iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya
Xiisaddii siyaasadeed ee u dhaxeysay Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) iyo Dowladda Goboleedka Puntland ayaa u muuqata mid u gudubtay heer gacan ka hadal iyo dhaqdhaqaaqyo milateri, taas oo cabsi weyn ku abuurtay deegaannada