Faallo & Falanqayn
TODDOBADA DAL EE “STAN”: 384 MILYAN OO QOF, 5.46 MILYAN KM² IYO DHAXAL TAARIIKHEED OO ISKU XIDHAN
Dhulka, dadka, dhaqanka iyo awoodda juqraafiyeed ee toddobada dal ee Aasiya. Ereyga “Stan” ma aha wax iska dhacay, waa sir isku xidha 7 dal. Luqaddii hore ee Faarisiga, “Stan” waxay ka dhigan tahay dhul ama meel. Marka aad tiraahdo Afgaanistaan, waxaad ula jeeddaa dhulka Afgaanistaan.